Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

Faah-Faahin: AS oo Dhalinyaro ku dilay Gobalka Hiiraan.

Jimco December 1- 2023{HMC}  Allaha unaxariistee Waxaa xalay Kooxda As ay ku dileeyn deegaanka Tayeeg oo udhaxeeyo Halgan iyo Garasyaane labo wiil oo Dhalinyaro ah kuwaas oo la socday Muuto
Labada dhalinyarada ah ayaa alaab kasoo qaaday Halgan, waxaana ay u wadeeyn Deegaanka Garasyaane Sida ay sheegeyn Maamulka magaalada Halgan
Kooxda As ayaa Wadada ugalay dhalinyaradan Shacabka ayaa ugu dambeeyn Dilay. Dhalinyaradan waxa ay ahaayen kuwa Muutada ugu dhax Shaqeeysan jiray Magaalada Halgan
Dhalinyarada la.dilay ayaa Lagu kala.magacaabayay UN Ciise abdi xusen & cabdicasiis cabdullhi Maxamed, waxaana xalay Meeydkooda la geeyay magaalada Halgan
Dhowr todobaad ka hor kooxda As ayaa Furay wadada Laamiga ah ee isku xirto Baladweyne iyo Buulo Burde, waxaana Sidoo.Kale Amar kale oo kasoo baxay Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Deegaanka Lagu Joojiyaya isticmaalka Gaadiidka wadadaas

WARARKA