Muqdisho: 26, Nofeembar, 2023 {HMC} Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose ayaa ka hadley weerar Ciidamo ka amar qaata Taliyaha Boliiska Gobolka Banaadir kusoo qaadeen Deegaanka Jaziira ee Degmada Afgooye.
{DAAWO MUQAALKA} Dagaal Muqdisho ku dhaxmaray Ciidamada Boliiska Gobolka Banaadir iyo Kuwa Maamulka Koofur Galbeed