Talado Nofembar 21, 2023 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa xoojisay cilaaqaadka kala dhaxeeya waddanka Eritrea. Muqdisho ayaa dhowrkii sano ee lasoo dhaafay ka heshay Asmara, si gaar ah tababar siinta ciidamada, wallow ay dalal kale bixinayeen kharashaadka tababarada.