Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALKA} Booliska Soomaaliya oo ka hadlay Afduubkii loogeeystay Lii Caato

Isniin Nofembar 20, 2023 {HMC} Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ka hadlay Afduub la sheegay in loo geystay Youtuber lagu magacaabo Liibaan Aadan Cali oo loo yaqaan Lii caato.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

WARARKA