Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUQAALK} Duqa Muqdishooo sheegay in lala xisaabtami doonno shirkadaha Korontada kadib Dabkii Caawa ka kacay Suuqa Xamarweyne

Jimco November 17, 2023 {HMC} Dabkii ka kacay Suuqa Xamarweyne oo la damiyay iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo sheegay in lala xisaabtami doonno shirkadaha Korontada.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

 

WARARKA