Sunday, September 8, 2024
spot_imgspot_imgspot_img

{DAAWO MUUQAALKA} DF oo war kasoo saartay Dagaalkii Jowhar ku dhaxmaray Ciidanka Danab iyo Madaxtooyadda Hirshabelle.

Axad, November-5- 2023-{HMC} Wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya oo war qoraal ah soo saartay ayaa ka hadashay dagaakii xooganaa ee gelinkii dambe ee shalay ciidamada Danab iyo kuwa HirShabelle ku dhex-maray gudaha magaalada Jowhar.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

WARARKA