Khamiis , October -12- 2023-{HMC} — Wada-hadallo laba geesood ah oo u dhexeeya xukuumadda iyo mucaaradka dalka Kenya ayaa mar kale ka furmay dalkaasi kadib muddo ay wada-hadallada hakad ku jireen.
Dhinacyada ayaa filayaa inay ka wada hadlaan qodobo ay ka mid yihiin arrimaha masiiriga ah, cadaaladda, doorashooyinka, iyo qodobo kale.