Arbaco , October -11- 2023-{HMC} Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa u socdaalaya waddamada Israel iyo Jordan si uu u muujiyo taageerada Washington in Israel is difaacdo.
Safarkan ayaa imanaya iyadoo Maraykanku uu wacad ku maray inuu kala shaqeeyo waddamada kale sidii loo xaqiijin lahaa sii daynta dhammana dadka la-haystayaasha ah ee lagu hayo Gaza.